Dil ka dhacay Gaalkacyo

0

Gaalkacyo (Hornafrik)-Ciidamada ammaanka ayaa saaka howlgallo lagu xaqiijinayo amniga waxaa ay ka wadaan Magaalada Gaalkacyo Ee G/Mudug.

Howlgalkan ayaa imaanaya kadib markii maalmahan dambe magaalada ay ku bateen dilalka qorsheysan iyo dhaca dadka deegaanka loo geysanayo.

Xalay degmada waxaa ka dhacay toogasho ay isku geysteen Labo askari oo mid ka mid ah Askartii uu geeriyooday, halka midkii kalena uu dhaawac soo garaaray.

Ma jiraan wali wax war ah oo ka soo baxay maamulka Galmudug, kaasi oo ku aadan in ay faahfaahin ka bixiyaan howlgalada ka socda Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.