Daawo Sawirro:-Munaasabadda Caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Puntland.

0

Garoowe (Hornafrik):-Xarunta Madaxtooyada Garowe waxaa Caawa ka socota Munaasabadda Caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Xafladda waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Abdullahi Farmaajo, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Siyaasiyiin, Duubabka dhaqanka iyo marti sharaf kale.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.