Dagaal beeleed ka dhacay Degmada Maxaas

0

Maxaas (Hornafrik)- Dagaal u dhexeeyay labo maleeshiyo beeleed ayaa waxaa uu ka dhacay duleedka degmada Maxaas ee Gobalka Galgaduud.

Inta la xaqiijiyay  15 qof ayaa ku dhintay, tiro intaa ka badana waa ay ku dhaawacmeen, kadib dagaal xoogan oo shalay ilaa iyo xalay ka socday degmadaasi.

Gudoomiyaha degmada Maxaas Maxamed Cabdi Cawaale ayaa sheegay in maamulka uu ka walaacsan yahay dagaal beeleedka ka qarxay duleedka degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan.

Waxaa uu sheegay gudoomiyaha in dadkii ku dhaawacmay look ala qaaday degmooyinka Guriceel iyo Maxaas.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa waxaa uu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka dhacay duleedka Maxaas ee Gobalka Hiiraan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.