AKHRISO:- Shirkadda Sahan Research oo dalka laga Mamnuucay.

0

Muqdisho (Hornafrik)- Qoraal ka soo baxay  Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba shaqada laga joojiyay, isla markaana dalka laga mamnuucay inay ka howlgasho shirkadda Sahan Research, taasi oo ay ku socoto baaritaano xagga amniga.

Wasaarada amniga ayaa waxaa ay ku goodisay in ay tilaabo adag ay ka qaadi doonto hadii aysan u hogaansamin amarka ka soo baxay Wasaarada amniga Soomaaliya.

Waxaanala sheegay in hay’ada uu  Madax kayahay  Matt Bryden oo u dhashay dalka Canada, kaasoo horay isku duweka  soo noqday Kooxda Monitoring Group.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.