Taliye Indha Qarshe oo Fariin u diray Ciidamada Xoogga.

0

Muqdisho (Hornafrik)-Taliyaha  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa booqday  Saldhigga ugu weyn ee Ciidanka Kumaandooska oo ku yaala  Degaanka Balidoogle ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa sheegay in ciidamada danab ay yihiin indhaha ciidamada qalabka Sida waxa uuna uga mahadceliyay guulaha la taaban karo ay ka soo hooyeen dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab

Sidoo kale Taliya ayaa waxaa ciidamada faray in u diyaar garoobaan dagaal lala galo Al-Shabaab, islamarkaana waxaana uu sheegay in maalmaha soo aadan ay weeraro qaadi doonaan.

Ciidamada kumaandooska  ayaa ah kuwo si gaar ah u fuliya weerarada lagu qaado Al-Shabaab

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.