Camey oo ka laabtay Dacwada uu ka gudbiyay Gaas.

0

Garoowe (Hornafrik)-Warqadka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi xaaji Cumar Camey ayaa maanta Sheegay  inuu si deg deg ah ugu laabtay dacwad uu maalmo ka hor ka gudbiyay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Madaxweyneku xigeenka Puntland ayaa u sababay dib ugu laabashada go’aankan inay tahay kadib markii uu arkay Xaaladda xiligan ka jirta deegaanada Puntland.

Dacwadda ayaa ku aadaneyd Khilaafka ka dhashay Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo ansixinta golaha Wakiilada ee uumagacaabay madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas.

Halkanka Akhriso

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.