Markii sedaxaad oo ay dib u dhaceyso doorashada Koonfurgalbeed

0

Baydhabo (Hornafrik) Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Dowlad-gobooleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey waqtiga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo markii hore lagu waday iney qabsoonto 5-ta bishan uu dib u dhac ku yimid, taasi oo guddigu ay sheegeen in laga dhigay 19-ka bishaan December.

Guddiga ayaa arintaas ku micneeyey markii ay qiimeeyeen howlaha baaxadda leh ee guddiga horyaala iyo sida ay muhiim u tahay in la fududeeyo doorashada.

Hadaba Akhriso qoraalka kasoo baxay Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed Soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.