Goorma ayay dhaceysa doorashada madaxtinimo ee Puntland?

0

Garowe (Hornafrik)- C/weli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland ayaa soo saaray jadwalka soo xulista Golaha Wakiilada iyo Doorashada Madaxweynaha, kaddib qoraal ka soo baxay Xafiiskiisa waxaana durba bilaawday hadal heyno iyo dood arintaasi ku saabsan.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Kalfadhiga ugu horeeya ee Baarlamaanka cusub ee Puntland uu furmo doono 01/01/2019, iyagoo dooran doona Guddoonka iyo Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa sida uu sheegay Madaxweyne Gaas.

Madaxweynaha Puntland ayaa lagu eedeeyay inuu qaatay ga’aan uusan xaq u laheyn, waxaana qaar ka mid ah siyaasiinta Puntland ay sheegay in tani ay tahay afduub loo geysanayo shaqadii Gudiga ee aan wali la magacaabin.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.