Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo Gaaray Kismaayo iyo kulamo socda.

0

HornAfrik-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe)  ayaa Maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada Hoose.

Saraakiisha ciidanka Xoogga dalka iyo Kuwa Jubbaland  ayaa Taliyaha ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Kismaayo.

Taliyaha ayaa waxaa la filayaa inuu kulamo la qaato madaxda Maamulka Jubbaland uu ugu horeeyo madaxweynaha Jubbaland, iyadoona haatan loo galbiyay Xarunta madaxtooyada ee magaalada Kismaayo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.