Wadooyinka Muqdisho oo xiran iyo sababta?

0

HornAfrik- waxaa maanta xiran wadooyin kamid ah kuwa waa weyn ee magaalada Muqdisho.

Wadooyinka xiran waxaa kamid ah Midda Airport gasha , mida xiriira Sayidka ilaa Banaadir iyo sidoo kale qeybo kamid ah wadada wadnaha

Sababaha saaka loo xiray wadooyinkan ayaa ah in Muqdisho imaanayaan wafdi ka socda dowlaha Eritrea iyo Itoobiya.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.