Magacyada Wasiir iyo Xildhibaano …..

0

HorbAfrikWar qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug , ayaa waxaa lagu sheegay in Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan Dowladda dhexe ay faragelin ku hayaan shaqada Maamulkaasi.

Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa qoraalkiisa waxaa uu ku soo bandhigay magacyada xildhibaannada iyo Wasiirrada ka tirsan dowlada ee faragelinta  ku haya  maamulka galmudug.

Madaxda Maamul gobaleedyada iyo beesha Caalamka ayaa waxaa uu ugu baaqay madaxweyne Xaaf  in ay ka hadlaan faragelinta ay dowlada dhexe ku hayso Maamulka galmudug.

Halkan ka Akhriso Warqada

Galm 1
Galm 1

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.