Deg-Deg dagaal culus oo ka socda Deeynuunaay , Baay.

0

HornAfrik- Wararka ka imaanaya deegaanka Deeynuunaay ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in uu ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeya Milatariga Soomaaliya iyo Al-shabaab.

dagaalka ayaa lagu waramayaa inuu yahay mid aad u culus islamarkaana la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa culus , Ciidanka xooga ayaa gurmad uu iskaga imaanayaa Magaalaad baydhaba iyo deegaano klale oo ay ku suganyihiin.

dagaalka ayaa waxaa ay Al-shabaab mudo saacad ah kahor ku qaadeen saldhig ay Ciidamada ku leeyihiin deegaanka Deeynuunaay.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.