(Akhriso) Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada.

0

Dhuusamareeb-Hornafrik-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa waxaa uu xalay ku dhawaaqay Golaha wasiirada ee Maamulka Galmudug.

Liiska Golaha Wasiirada ayaa ka kooban 25 wasiir oo aan laheyn wasiiro kuxigeeno.

Maalmo ka hor ayay aheyd markii uu baaqay magacaabista Golaha Wasiirada ee Maamulka Galmudug, kadib markii buuq ay dhaliyeen xildhibaano ka biyo diiday qoondada ay beel ahaan u heleen iyo boosaska loo magacaabay.

Halkan ka Akhriso Warqada.

Whatsapp Image 2018 10 14 At 6.57.03 Am

Whatsapp Image 2018 10 14 At 6.57.02 Am

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.