Deg-deg-Xildhibaano caawa mooshin gudbiyay.

0

HornAfrik– In kabadan 50-xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeele ayaa caawa waxaa ay gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha Hirshabeele.

Xildhibanada ayaanan sugin ilaa iyo biri si ay mooshinka u gudbiyaan balse caawa gudbiyay taasi oo la tilmaamay in mooshinka uu yahay mid loo baqayo in Waare uu meesha kaga baxo.

Gudoonka Baarlamaanka Hirshabeele ayaana aqbalay mooshinka oo la doonayo in xilka looga qaado madaxweynaha Hirshabeele Waare.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.