Xog-Wasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo lagu wado inuu xildhibaan noqdo.

0

HornAfrik- Waxaa isa soo taraya xubnaha ka tirsan Golaha wasiirada Soomaaliya ee kamid noqonaya Golaha shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya.

ilo wareedyo u waramay HornAfrik ayaa sheegay in Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan lagu wado inuu noqdo xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka .

Wasiir Jamaal ayaa la sheegayaa in Lacag aad u badan uu siiyay Xildhibaan Dhar Cali oo ka tirsanaa Golaha shacabka xilkana u baneeyay haatan.

Xildhibaan Dhahar ayaa warqadiisa ku wareejiyay Gudiga doorashooyinka qaranka si doorashada loogu soo qabto deegaanada Puntland.

Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorsheynta ayaan wada abaabulkii ugu danbeeyay ee uu ku aadayo Garoowe si uu ugu soo baxyo kursiga uu lacagta badan ku bixiyay.

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.