Deg-deg- Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo iska casilay xubinimada Baarlamaan.

0

HornAfrik-Waxaa xubinadii uu kaga mid ahaa Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya iska casilay oo warqadda is casilaadda gudbiyay Ex Xildhibaan Dhahar Cali Faarax.

Gudiga doorashooyinka Qaranka ayaa uu u gudbiyay is casilaadiisa si doorashada loogu soo qabto deegaanada marki hore laga soo doortay ee Puntland.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.