Muran ka dhashay xisbi uu sameeyay Madaxweynihii hore.

0

HornAfrik– waxaa soo if baxaya muran durba ka dhashay xisbi ay sameeyeteen siyaasiyiin uu kamid yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

Shalay ayay Muqdisho siyaasiyiin xisbiyo hore ku mideysnaa kaga dhawaaqeen xisbi la magac baxay Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda (UPD)

Balse siyaasiga Cabdullahi Shiikh Xasan Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in Madaxweynihi hore Xasan Shiikh iyo Siyaasiyiinta kale xadeen magac xisbi uu isaga lahaa.

Waxaa uu sheegay inuu magaca ay ku dhawaaqeen isaga leeyahay islamarkaana uu maxkamad la kori doono.

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.