Gabar ardayad ahayd oo lagu dilay Muqdisho.

0

HornAfrik-Shalay gelinkii dambe waxaa  Degmada Yaaqshiid ee Muqdisho lagu dilay Caasho Cabdi  Saneey  oo ahayd 14 jir dhiganeysay Dugsiga sare ee Al Fajri .

Waxaa dilkeeda geystay Rag watay Mooto Fekon ah oo doonayay in ay ka dhacaan Taleefanka Gacanta ee ay wadatay.

Maalmihii danbe ayaa waxaa soo badanayay dilalka loo geysto gabdhaha yar yar ee ardayda ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.