Faah Faahin qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho.

0

HornAfrik– waxaa faah faahino ay ka soo baxayaan qaraxa ka dhacay degmada Deyniile.

Qaraxa ayaa ahaa gaari walxaha qarax laga soo buuxiyay oo la sheegaya in lala beegsaday Gawaari ay leeyihiin talyaaniga oo maraye agagaarka aargada dayniile,Waxaa sidoo kale la sheegay in gaawaarida talyaaniga ay ahaayeen ilaa iyo 4 gaarioo kuwa Milatriga ah.

Qaraxa ayaana haleelay gaariga sadexaad oo uu bur bur xoogan gaaray.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa ku dhow Wasaaradda Difaaca Soomaaliya.

Goob jooge ayaa HornAfrik u sheegay in uu arkay meydka ila sadex qof oo qarax ku dhintay iyo sido kale dad uu dhawac gaaray.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.