Deg-deg Qarax ka dhacay Muqdisho.

0

HornAfrik– qaraxa ayaa ah mid gaari lala Beegsaday saraakiil cadaan ah.

Waxaa uu ka dhacay agagaarka wasaaradda Gaashaan dhigga , meel aan ka fogeyn aargada degmada Deyniile.

Goob joogayaal ayaa HornAfrik u sheegay in gaari ay saarnaayeen saraakiil Taliyaani ah oo ka soo baxay xarunta wasaradda Gaashaan dhigga lagu qarxiyay gaari kale oo yar.

 

Dad badan ayaa la soo warinayaa in ay ku dhinteen

 

Lasoco wixii soo kordha.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.