Suuq ku yaala Muqdisho oo xiran Maalinti labaad!

0

HornAfrik– waxaa maalinti labaad xiran suuq si weyn u dhaq dhaqaaqa oo ku yaala Muqdisho.

Suuqa xiran ayaa ah kawaanka Malaayga ee degmada CabdiCasiis , iyadoo warar kala duwan ka soo baxayaan sababta uu u xiranyahay.

Dibad bax ayay saaka Magaalada ka dhigayaan dadka ka shaqeysan jiray kawaanka malaayga degmada CabdiCasiis ee xiran maalinti labaad.

Dadka ayaa sheegay in kawaanka laga iibiyau qof ganacsade ah oo doonaya in Hoteel ka dhisto.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.