Dad xabsi loo dhigay kiis la xiriira Qalbi dhagax.

0

HornAfrik-kiis la xiriira Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax ayaa loo xiray labo nin.

Wararka ka imaanaya Magaalada Burco ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka ee magaaladaasi ay xabsiga dhigeen laba nin oo ka mid ah dadka ku nool magaaladaasi.

Labada Nin ee la xiray ayaa waxaa lagu Magacaabaa Faarax Xuseen iyo Shaakir Deeq.

Sababta loo xiray labadan nin ayaa waxaa lagu sheegay in tahay kadib markii maalmo ka hor ay warbaahinta ka sheegeen hadal ahaa in Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi Dhagax uu baabuur ka gubay wakhtigii ay jabhada ONLF mamnuuca ahayd.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.