Midowga Yurub oo Milaayiin Doolar ugu deeqay Soomaaliya.

0

HornAfrik-Midowga Europe ayaa meelmariyay taageero dhameeystiran middii ugu horeeysay ee ay uu ku taageerayo miisaaniyadda Soomaaliya.

Taageeradda Midowga Europe waxay gaareeysaa 100 Million oo Euro.

Hirgalinta taageeradu waxay bilaabaneeysaa October waxaana la socda Heshiis lagu hubinayo maamulka Miisaniyadda.

Midowga Europe waxaa tilaabadaan u golleeyahay Nidamka fadaralism ee Soomliya ayaa lagu yiri war kasoo baxay Midowga europe.

Ku dhawaaqistaan ayaa waxaa ay imaaneeysaa iyadoo maalmo ka hor uu Bangida Aduunku sheegay in 80 Million oo doolar ku deeqayo Soomaliya oo si toos ah loo siinayo markii u horeeysay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.