Dad ay Shabaab ku xireen Galgaduud oo la sii daayay.

0

HornAfrik-wararka laga helayo gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada Ceel Buur ayaa sheegaya in degmadaasi ay Shabaab ka sii daayeen dad  ku dhawaad 30-maalmood u xirnaa.

Dadka ayaa ahaa xoolo dhaqayo ay 3-dii bishaan Shabaab ka afduubteen deegaanka Gal Qoryaale ee Galgaduud.

Waa in ka badan 50-qof oo isugu jira odiyaal haween iyo caruur , waxaana la tilmaayaa in la sii daayay balse ay wali joogaan Ceel Buur.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.