Yaa dilay Aamino Xuseen Xasan?

0

HornAfrik- waxaa magalaad Muqdisho maanta ka dhacy dil aad looga naxay kadib markii gudaha fasalkeed Jaamacadda Soomaaliya lagu dilay Aamino Xuseen Xasan oo kamdi ahayd ardayad jaamacada dhigata.

Aamina ayaa waxaa dilkeeda geystay labo nin oo wajiga xirtay kuna hubeysnaa bistoolado islamarkaana gudaha u galay Jaamacadda una sii gudbay fasalki ay casharda ku qaadaneysay , intaasi kadib ayay wajigeeda shareerka ka qaadeen toogteena .

waa wax aad looga xumaado in labo nin oo ku hbeysnaa bistoolado ay gudaha u galaan Jaamacadda dil geytaan iskana baxsadan iyadoo aysan jirin cid isku dayday in ay

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.