Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo mooshin gudbiyay.

0

HornAfrik-Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gudoomiyaha golaha Maxamed Mursal Shiikh Craxmaan u gudbiyay mooshin.

Mooshinka ayaa sida HornAfrik u sheegeen xildhibaano la hadlay waxaa uu yahay mid lagu dalbanayo in Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Kheyre uu hortago golaha shacabka.

Waxaa ay xildhibaanadu doonayaan in su’aalo ku saabsan xaaladaha amaan ee dalka ay Ra’iisalwasaaraha weeydiiyaan.

Maalmihi danbeyay ayay xubnaha golaha shacanka lahaayeen dood kulul oo ku aadan amniga taas oo lagu soo geba gabeeyay in Gudiyada amniga iyo difaaca warbixin loo diray.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.