0

HornAfrik-Waxaa Muuqaneysa in ay Madaxda Maamul goboledyada ku kala qeybsamayaan Go’aanki ay siw adajir ah ugu gaareen magaalada Kismaayo 8-dii bishaan kaasi oo ahaa in ay hakad geilyaan wada shaqeynti kala dhaxeysay dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Maamulka  Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare oo goordhaw shir jaraaid ku qabtay magalaada Muqdisho ayaa shegay in uu dhamaaday khilaafki u dhaxeeyay maamulkiisa iyo dowldda Soomaaliya.

Waxaa u sheegay Waare in Hirshasbeele ay ka tanaasushay kana laabatay Go’aanki ay madaxweynayaasha mamaul goboledyada ku gaaren Kismaayo ee wada sahqeybnti dowladda lagu joojiyay.

In ay dhaxe dhexaad ka yihiin khilaafka mamul goboledyada iyo dowladda dhexe islamarkaana ay ka shaqeynayaan sidi la iskugu soo dhaweynahaa ayuu hadalkis araaciyay.

 

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.