Xaguu marayaa Khilaafka Dowladda iyo Maamul Goboleedyada.

0

HornAfrik– wali waxaa taagan muranka iyo kala aragti duwanaanshaha gaartay meel xun ee u dhaxeysa Dowladda Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada.

Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada ayaa shalay soo saaray warqad ku socta dowladda dhexe taasi oo ay shuruudo ku hordhigeen ka qeybgalkooda shirka Golaha Amniga Qaranka ee uu isugu yeeray Madaxweynaha Soomaaliya.

Warqadda ayay ku sheegeen qodobo ay kamid tahay Amniga oo ay yiraahdeen dowladda dhexe iyo iyagu waa in ay ka tashtaan halka lagu qabayo shirka iyo Amniga.

Halkaan hoose ka aqriso:-

Fb Img 1536957730630

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.