Deg-Deg Xildhibaano sheegay in ay xilkii ka qaadeen Xaaf.

0

HornAfrik– wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi xildhibaano ku sugan ay sheegeen in xilkii ay ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf.

Gudoomiyaha ay xilka ka qaadeen xildhibaanada ku sugan magaalada Dhuusa Mareeb ee Cali Gacal Casir ayaana sheegay in 47-xildhibaan oo Baarlamaanka Galmudug ah ay xilkii ka qaadeen Madaxweyne Xaaf sidaasina hu xilkiisa ku waayay.

Tani ayaa muujineysa in cirka isku sii shareerayo khilaafka madaxda Galmudug.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.