Deg Deg Xildhibaan Gaarigiisa ku qarxay caawa agagaarka Tiyaatarka.

0

HorbAfrik-Qaraxa ayaa ah mid gaariga loogu xiray Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Mursal Maxamed Boorow.

Gaariga ayaa ku qarxay Bar koontarool oo u dhaw Titaatarka Qaranka isagoo ka yimid dhanka wadada wardhiigley soona maray iridka Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay sarawalki gaariga u waday xildhibaan Boorow iyadoo uu dhaawac gaaray xildhibaanka.

Miino ayaa la sheegayaa amaba muuqatay in gaariga horey ugu xirneyd xilli uu dhanka wadada madaxtooyad u leexnayayna uu qarxay gaariga xildhibaanka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.