Deg deg Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

0

HornAfrik– waxaa goordhaw xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ay xilkii ka qaadeen Gudoomiyaha Baarlamaankooda Cali Gacal Casir kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Dhuusa Mareeb.

147- la sheegayaa in ay xaadirtay kulanka  iyadoo 146 kamid ah ay codeeyeen xilka qaadiata gudoomiyaha .

Cali Gacali Casir ayaa ku sugan Muqdisho waxaana ay ahayd maalin kahor markii 89-xildhibaan oo Galmudug ah ay mooshinka ka gudbiyeen.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.