Xog: Akhriso Document muujinaya Xiriir ka dhaxeeya Alshabaab iyo Saraakiil Dowladeed.

0

HornAfrik-Saraakiil Dowladda Somalia ka tirsan ayaa la ogaaday inay ka tirsan yihiin Ururka Alshabaab, sida ku cad Document ay wadaageen Waaxda La Dagaalanka Argagixisadda ee NISA iyo Saraakiil Sirdoon oo Maraykan ah.

Saraakiisha la tuhunsan yahay ayaa waxaa ka mid ah Xuseen Cismaan, Agaasimaha NISA iyo Ku Xigeenkiisa, Fahad Yaasiin. Waxaa sidoo kale ka mid ah Saadaq Joon oo ah Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir.

Muqtaar Rooboow oo ah Hogaamiye ka soo goostay Alshabaab ayaa dagan Xarunta Nisa. Waxaana uu wax ka gaaraa Go’aanadda Amniga.

Taasoo sii kordhinaysa shakiga ah inay isku milmeen Sirdoonkii Somalia iyo Alshabaab.

Arag warqadda decument-ga ah oo ku qoran English.

Img 20180912 Wa0002

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.