Arag+Akhriso dacwad laga gudbiyay Agaasimaha NISA iyo ku xigeenkiisa.

0

HornAfrik– Warbaahinta HornAfrik ayaa heshay warqad dacwad looga gudbiyay Agaasimaha Hey’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Iyo Ku xigeenkiisa Fahad Yaasiin.

Dacwadda ayaa sida warqadda Ku xusan waxaa  qabtay xeer ilaalinta maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Ee Soomaaliya iyadoo uu gudbiyay Taliye ku xigeenki hore ee NISA Cabdalla Cabdalla.

Halkaan hoose ka aqriso warqadda dacwadda.

Received 1996505777066535
Received 1996505777066535
Received 336955323542017
Received 336955323542017

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.