Soomaaliya oo shir gudoomineysa Shirka …

0

HornAfrik-War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasaaraddu ay dhawaan la wareegeyso shir gudoonka golaha wasiirada ee wadamada Carabta.

Kulanka 151-aad ayaa la sheegay in Soomaalida markii ugu horeysa muddo kadib ay shir gudoomin doonto.

Haddii arintani ay fusho, shirka wasiirada Jaamacadda Carabta 2019 waxaa lagu qaban doonaa Soomaaliya, taa oo noqoneysa tillaabo diblomaasiyadeed oo horay loo qaaday.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.