Muran ka dhashay Go’aanka shirki Kismaayo!

0

HornAfrik-waxaa muran kii ugu xumaa ka dhashay Go’aanka ay shikrii Kismayo ka soo saareen Madaxda maamul goboleedyada ee ku aadan in ay hakiyeen wada shaqeynti ay la lahaayen dowladda dhexe.

madaxweyne ku xigeenada  Maamulada Puntland , Galmudug iyo Jubbalad ayaa ka soo horjeestay Go’aanka ka so baxay shirki Ksmaayo ee golaha iskaashiga dowlad Goboleedyada.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.