Xubnaha sare ee Jabhadda ONLF oo Muqdisho lagu casuumay dhawaana imaanaya .

0

HornAfrik-Iyadoo inti uu madaxweynaha Soomalaiya ku sugnaa dalka Eritrea oo uu shalay ka soo laabtay la kulmay Gudomiyaha jabhadda ONLF iyo xubno kale oo urukaasi ka tirsan aya ahatan la shegyaa in lagu casuumay magalaada Muqdisho imaatinkeeda dhawaana imaanayaan.

Xildhiban Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ku sugan magaalada Casmra kana mid ahaa wafdiga maaxweynaha ayaa saaka VOA u sheegay in xubnaha sare ee OINLF dalka lagu casumay islamarkaan sidoo kale uu jiro wadaahadalo u socdo ONLF iyo Itoobiya dowladda Soomaaliyana ay wax ka ogtahay.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.