Shirka Kismaayo oo dib u dhacay iyo Keatin oo ..

0

HornAfrik-Waxaa baaqday shirka madaxda dowlad goboleedyada ay magaalada kismaayo maanta ku balansanaayeen iyadoo ay soo baxayaan warar is daba joog ah.

Dhinaca kale waxaa magaalada Kismaayo gaaray wakiilka gaarka Qaramada midoobey ee Arimaha Soomaaliya Keating.

Madaxda waa ay wada joogaan magaalada dhamaantood balse waxaa la sheegayaa Keating uu ka dalbaday in dib loo dhigo shirka.

Haatana keating iyo madaxda maamulada ayaa uu shir uga socdaa Kismaayo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.