Deg-Deg Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray +Qorshaha.

0

Hornafrik-Waxaa daqiiqado kahor garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka soo degay Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa mudooyinkaan dalka ka maqnaa waxaana uu haatan yimid xilli maalmo kadib dib loo furayo kalfadhiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xasan Shiikh ayaa lagu wadaa in ay Muqdisho kaga dhawaaqaan xisbi ay ku mideysanyihiin isaga iyo saaxiibada siyaasadda , taa oo ay ugu sii diyaargaroobayaan doorashada madaxtinimo ee soo socta.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.