Deg-Deg-Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho.

0

HornAfrik-Qaraxa ayaa ahaa mid gaari lagu xiray waxaana uu ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan meel u dhaw isgoyska Taleex.

waxaa gaariga saarnaa sida la sheegay wiil iyo aabihiis , labadoodana waa ay dhaawacmeen.

Dhaawacyada ayaa goordhaw laga qaaday goobta waxaana ay ciidama ammaanka bilaabeen in ay baaritaano sameeyaan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.