Al-Shabaab oo ganacsato ku xiray gobolka Galgaduud.

0

HornAfrik-Wararka naga soo gaaraya deegaano hoostaga Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Dagaalamayaasha Al-Shabaab ganacsato ay xireen.

Ganacsatadaan oo si weyn looga yaqaano degaanada hoostaga Ceelbuur ayaa la sheegay in ay gaarayaan tira ahaan Sedax, kuwaasi oo la aaminsan yahay in ay Al-Shabaab kaga shakiyeen in ay yihiin sirdoon.

qaar kamid ahna waxay ku xujeeyeen lacago badan oo ay ku sheegeen Zakawaat.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.