Maxaa ka jira in Qalbidhagax loo magacaabay taliye Ciidan?

0

HornAfrik- Warar aad la iskula dhexmarayo Baraha bulshada ayaa sheegaya in Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbidhagax laga dhigay Taliyaha Ciidanka Asluubta ee SomaliState.

hase ahaatee xiriiro aan sameynay ayaan ku ogaanay in Cabdikariin Shiikh Muuse aanan loo magacaabin xilka la sheegayo, balse nin ku magac ah loo magacabaay.

wareegto uu sacaado kahor soo saaray madaxweynaha Cusub ee SomaliaState ayuu ku magacaaby Taliyaal Ciidan iyo Gudoomiyaha Jigjiga.

Sannad ka hor Maanta oo kale ayeey Dowladda Somalia u gacan galisay C/kariin Qalbidhagax Ciidamadda Itoobiya, iyadoona kadib uu ka mid noqday Maxaabiis uu sii daayay Raiisulwasaaraha Cusub ee Itoobiya oo doonaya inuu wax ka badalo Siyaasadii  Caburinta ku salaysnayd ee Addis Ababa.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.