Qarax dhaliyay dhimasho iyo dhaawac oo Muqdisho ka dhacay.

0

HornAfrik-qaraxa ayaa ahaa mid lagu xiray gaari nuuca raaxada ah , waxaana uu ka dhacay agagaarka warshadii hore ee caanaha , degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

gaariga ayaa waxaa saarnaa ila aafar qof sida ay Hornafrik u shegeen dad goobta ka dhawaa , waxaana qaraxaasi ku geeriyooday labo kamid ah afartii qof ee saarna gaariga halka labada kale ay dhaawacmeen.

qaraxan aya dhacay iyadoo ay maanta xiranyihiin inta badan wadooyinka Muqdisho.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.