Kulamo xasaasi ah loogana hadlayo sirdoonka oo Muqdisho ka socda.

0

HornAfrik-Waxaa gelinkii danbe ee maanta ilaa maqribadan magaalada Muqdisho ka socda kulamo xasaasi ah oo looga hadlayo arimaha sirdoonka.

tayeeynta sirdoonka Soomaaliya iyo sidoo kale wada shaqeyn dhaw oo ay la yeeshaan sirdoonka Sudan ayaa looga hadlay kulan ay qaateen Agaasimayaasha Sirdoonada Soomaaliya iyo Sudan Xuseen Cusmaan Xuseen iyo Saalax Cabdalla Maxamed sida ay HornAfrik u sheegeen ilo xog ogaal ah.

Sidoo kale warar la helay ayaa sheegaya in in Agaasimaha Hey’adda sirdoonka Sudan uu kulamo la qaatay madaxda sare ee dowladda Soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.