Deg-Deg-Taliyaha Sirdoonka Suudaan oo Muqdisho soo gaaray!

0

Hornafrik-waxaa maanta magaalada Muqdisho soo garay wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidamada sirdoonka ee dalka Suudaan.

wafdiga ayaa ah kuwo booqasho rasmi ah ku yimid magalada Muqdisho waxaana ay hataan wadaan kulamo ay la leeyihiin madaxda sare dowladda.

Page-ka hey’adda nabadsugida Soomaaliya aya lagu soo qoray sidaan:-

“Agaasimaha guud ee NISA, Hussein Osman Hussien ayaa maanta Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo agaasimaha guud ee sirdoonka iyo nabadsugida Sudan (NISS) , 1st Lt Gen. Salah Abdalla Mohamed Saleh oo booqasho rasmi ah kusoo gaaray magaalada Muqdisho.”

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.