Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan China!

0

Hornafrik– Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo  ayaa maalmaha soo socda waxaa uu ku wajahanyahay dalka Shiinaha.

Madaxweynaha ayaa lagu waramayaa in halkaasi uu kaga qeybgalo doono kulamo ka dhacaya.

Madax Afrikaan iyo kuwa dalka Shiinaha ay la qaadan doonaa kulamo gaar gaar ah inta madaxweynaha uu joogo magaalada Bejing ee dalkaasi.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.