Kismaayo-Markab dhuxul lagu rarayo oo la isku heysto.

0

Hornafrik-Dekadda Magalaada ayaa maanta waxaa ka jira is qabqabsi lacageed iyadoo uu markab weyn oo qaadaya 550-kun oo kiisha dhuxul ah uu tagaanyahay maalainti lixaad,

Is qabqabsiga ayaa ah mid u dhaxeeya mamulka dekada , madaxda Jubbalnds iyo ganacsatada leh dhuxusha la dhoofinayo sida juu iigu waramaya qof ku sugnaan saaka aroorti gudaha dekadda magaalada Kismaayo.

ganacsada ayaa ka biyo diidan lacag aan heshiska ku jirin oo lagu amray in ay bixiyaan.

dhuxusha aya dadka qaar sheegaan in laga keenoo deegaano Ay Shabaab gacanta ku hayaan.

Madaxweynaha Junbbaladn ayaa sido kale lagu waramaya in sarakisha amanaka ee maamulkisa iyo wasiirada qar uu isgu yeeray kulan deg deg ah oo looga hadlayo xaladaha ka jira Kismaayo iyo sidoo akle garbahaarey Gedo oo uu ka dhacay dibad bax looga soo horjeedo wasiiro hjordhac u ah wafdiga Axmed Madoobe.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.