Gaari sida Waxyaabaha Qarxa oo lagu qabtay Muqdisho & Goob muhiim ah oo la dhigay

0

 

Gaarigan ayaa la sheegay inay arkeen ciidamada iyadoo ay ka buuxaan waxyaabo qarxa, waxaana la dhigay bannaanka xarunta Jaamacadda Umadda ee u dhow Xarunta weyn ee dowladda Hoose, Gobolka Banaadir.

Ciidamada amniga ayaa goobta xiray, waxaana la sheegay inay halkaasi gaareen ciidamada miino baarista booliska oo isku daygoodu yahay inay  kala furfuraan waxyaabaha qarxa ee Gaariga ku xiran, si aanu u qarxin.

Ma jirto cid loo qabtay Gaarigan qaraxyada siday, waxaana weli socda howlgalka ciidamada kula tacaalayaan gaarigaasi.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.