ONLF iyo Ismaamulka Soomaalida oo heshiis gaaray!

0

Hornafrik-Wareysi goodhaw uu warbaahinta s siiyay Afhayeenka Jabhadda ONLF Cadaani Hirmooge ayuu iigu sheegay in ay heshiis xabad joojin iyo wada shaqeyn ah la gaareen madaxweynaha KMG ah ee ismaamulka Soomaalida Mustafe Cagjar.

Waxaa uu sheegay in heshiiska ka dhacay magaalada Addisababa oo maalmahaan shir uga socday.

Waxaa lagu wadaa in at qabtaan shirweyne ka dhacay dhulka ismaamulka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.