Soomaaliland oo garoonka Hargeysa ku qabatay Wasiiro!

0

Hornafrik-Ciidamada amaanka Somaliland ayaa garoonka magaalada Hargeysa waxa ay ku qabteen labo wasiir oo ka tirsanaa maamulka awoodda laga tuuray ee dowlad deegaanka Soomaalida, ee uu hogaaminayay Cabdi Maxamuud Cumar.

Wasiirada la qabtay ayaa waxa ay kala ahaayeen wasiirkii caddaaladda Cabdi Jamaal Axmed iyo wasiirkii waxbarashada Ibraahim Aadan Mahad.

Warar hoose ayaa waxa ay sheegayaan in labadan wasiir ay ahaayeen baxsad, kuna sii jeedeen magaalada Nairobi.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.