Xog-Maxaa ka cusub Nabad-sugidda Soomaaliya.

0

Hornafrik- warar soo baxaya ayaa waxaa ay sheegayaan in xabsi la dhigay nin maalmo kahor sheegtay in loo magacaabay taliyaha nabad-sugidda Jubbaland.

Ducaale Cali MIre ayaa sheegtay in 28-ki bishi June loo magacaabay taliyaha Nabad-sugidda Jubbaland waxaana maalmo kahor laga soo celiyay Magaalada Kismaayo isaga iyo nin ku xigeenkiisa sheegay inuu yahay.

wararka ayaa sheegaya in ninkaasi la xiray baaritaana uu ku socdo , balse warar soo baxaya ayaa tilmaamya in la isku heysto cidii u fududeysay warqaao magacabis ah oo uu watay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.